Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku dhex qabtay biyaha ku fatahay Belad-weyne (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in qoysas ka badan 25 kun ay ku barakaceen daadadkii ugu danbeeyay ee ka dhuftay magaalada Beledweyne. Waare oo shir jaraa’id ku qabtay biyaha ku fatahay B/weyne dhexdooda ayaa sheegay in biyaha Wabiga Shabeelle dhaafeen xadiggii caadiga ah ee uu ku fatahi jiray, taasoo macnaheedu noqonayo in … Continue reading Madaxweyne Waare oo shir jaraa’id ku dhex qabtay biyaha ku fatahay Belad-weyne (Daawo Sawirro)